1119 Views

SAWIRO: Diyaarado dhaawacyo ka qaaday Kismaayo

SAWIRO: Diyaarado dhaawacyo ka qaaday Kismaayo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL July 11, 2019 —Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan kusii sagootiyay dhaawacyo loo qaaday Magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho si xaaladooda Caafimaad loola tacaalo.

 

Dhaawacyadda loo soo qaaday Muqdisho iyo Nairobi ayaa ah kuwa aan isbitaallada Kismaayo waxba looga qaban karin, waxaana sidoo kale dowladda Soomaaliya ay Magaalada Kismaayo u dirtay diyaarad siday Daawo.

 

Gurmad kala duwan oo loo sameynaayo dadkii ay soo gaartay waxyeeladda ayaa si weyn uga socda Magaalada Kismaayo.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment