783 Views

Madaxweyne Deni oo Amar dul-dhigay Golaha Wasiirada & Saraakiisha Ciidamada

Madaxweyne Deni oo Amar dul-dhigay Golaha Wasiirada & Saraakiisha Ciidamada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL August 16, 2019 —Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Puntland ayaa shalay waxaa ay yeesheen kulankoodii caadiga ahaa ee Khamiislaha, iyada oo kulanka looga hadlay qodobo dhowr ah oo uu ugu weynaa sugida dhinaca Amniga ee deegaannada Puntland.

 

Kulanka inta uu socday ayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa amray,Golaha Wasiirada, Saraakiisha Ciidamada, guddoomiyeyaasha Heer Gobol iyo Heer degmo in muhiimada koowaad la siiyo sugida Amniga.

 

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed kazoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Maamulka Puntland.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment