1260 Views

SAWIRO: Waxgarad Soomaaliyeed oo Sheekh Shariif hoygiisa ugu tagay

SAWIRO: Waxgarad Soomaaliyeed oo Sheekh Shariif hoygiisa ugu tagay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September- 23-2019 —Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed  ayaa booqasho hoygiisa ugu tagay Madaxweynihi hore ee dalka mudane Sheekh Shariif Sheekh Ahmed.

 

Imaam Maxamed Yuusuf Cali Imaam iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa Madaxweyne Shariif u sheegay inay ka xun yihiin is hortaaggi lagu sameeyey wafdigi uu hogaaminayay ee ku sii jeeday magaalada Kismaayo.

 

Waxaa ay sidoo kale sheegeen in ay dadaal badan ku bixin doonaan sidii loo xalin lahaa dhibaatooyinkii ka dhashay Xayiraada lagu sameeyay Shariif.

.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment