1068 Views

SAWIRO:-Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Xarun ka furanaya Galmudug

SAWIRO:-Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Xarun ka furanaya Galmudug
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 07, -2019 —Madaxa Xukumadda Galmudug  Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Magalada Dhuusamareb ka Dhagax-dhigay Dhismaha ay ku shaqeyn doonaan Guddiga Madaxa bannaan Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya qeybta Galmudug

 

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Galmudug Cabdi Risaaq Diiriye Warsame ayaa Madaxa Xukumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan uga mahad celiyay sida uu Guddiga ugu suurta galiyay in Guddiga Doorashooyinka ay heleen dhul uu leeyahay.

 

Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa umahad celiyay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil sida ay ugu taagan tahay u adeega Bulshada Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment