1035 Views

Habraaca doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay

Habraaca doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Guddiga doorashadda baarlamanka maamulka Puntland  oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa shaaciyey xiliga la qabanaayo doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland.

 

Guddiga waxa ay sheegeen in doorashadda ay dhici doono maalinta Khamiista ah ee socota oo taariikhda ay ku beegan tahay 14-ka Bishaan.

 

 

 

Waxaa ay sidoo kale shaaciyeen Habraaca looga baahan yahay in ay maraan Musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment