1512 Views

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December  04- 2019–Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudan danjire Xuseen Xaaji Axmed ayaa xarunta safaaradda ee magaalada Jubba kulan kula qaatay wasiirka arrimaha gudaha dalka Koonfurta Sudaan michael chiangjiek iyadoo kulankaas ay labada masuul uga hadleen arrimo muhiim ah.

 

“Waxaan xafiiska kula kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Koofurta Sudan oo aan ka wada hadalnay xiriirka labada dal, xaaladda dadka Soomaaliyeed ee ku nool Koonfurta Sudaan,gaar ahaan kuwa ku ganacsada Suuqyada isku raranta ah oo hadda la damacsanyahay in la dumiyo iyo sidii goob kale loogu heli lahaaa” ayuu yiri ambassador Xuseen Xaaji Axmed oo la hadlay warbaahinta Qaranka.

 

 

 

Soomaali badan ayaa ku ganacsta dalka Koonfurta Sudaan kuwaas oo xiliyadda qaarna la kulma dhibaatooyin kala duwan oo dhinacyo badan kaga yimaada,waxaana Dowladda Suudaan ay kamid ah dowladaha sanadihii ugu dambeeyey xiriirka joogtada ah la leh Soomaaliya.

 

Xafiiska WArarka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment