861 Views

Dowladda Somalia oo Hay’adda Transparency Su’aalo ka weeydiisey Warbixintii musuqa

Dowladda Somalia oo Hay’adda Transparency Su’aalo ka weeydiisey Warbixintii musuqa
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 8, 2019 | QOL |   –Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha GarsoorkaXasan Xuseen Xaaji ayaa kulan kula qaadatay maanta magaalada Mogadishi Hay’adda International Transparency.

 

Waxaa kulankan qeyb ka ahaa khubaro ka socday Xafiiska Ra’isal Wasaaraha, Xarunta Warbixinada Maaliyadeed iyo Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Dalka.

 

 

 

Kulanka yaa lagu weydiiyey International Transparency su’aalo khuseeya warbixinta ay soo saareen taasoo lagu sheegay in Soomaaliya ay kaalmaha hore kaga jirto wadamada ugu musuq maasuqa badan caalamka.

 

Wasiirku waxa uu goobta ka caddeeyey ka go’naanshaha dowladda ee la dagaalanka musuqa iyadoo la horumariyey dhammaan shuruucdii lagula dagaalami lahaa.

 

Gabagabada shirka: International Transparency ayaa xaqiijisay in ay wax badan iska bedeleen aragtidooda ay ka aminsanaayeen Somaliya markii shlay ka qeyb-galeen shirkii madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha qaranka iyo kulanka saaka ayna soo saari doonnaan warbixino ka tarjumaysa xaqiiqda dalka.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment