1050 Views

K/waqooyi oo tijaabisay Gantaal isaga gudbaya Qaaradaha

K/waqooyi oo tijaabisay Gantaal isaga gudbaya Qaaradaha
____________________________________________________________________________


Sabti: March 26, 2022

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay ku guulaysatay inay riddo gantaalkeedii ugu waynaa ee qaaradaha isaga gudba Khamiistii, waana tijaabadii ugu horreysay ee nooceeda ah tan iyo sannadkii 2017-kii.

Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay in hogaamiyaha Kim Jong Un uu si toos ah u kormeeray tijaabada, iyo in hubku uu yahay qodobka muhiimka ah ee lagu joojinayo dagaalka nukliyeerka.

Hwaseong-17, oo lagu tilmaamay “gantaalka bahalnimada”, ayaa markii ugu horreysay lagu soo bandhigay 2020-ka dhoola-tus milateri, cabbirkiisuna wuxuu la yaabay kunoqday xitaa falanqeeyayaasha khibradda u leh.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post