3741 Views

DAAWO SAWIRADA:-Wax yeeladii Uu Geystay Qarxii Ka dhacay Aga Gaarka Wasaarada Gaashaandhiga

DAAWO SAWIRADA:-Wax yeeladii Uu Geystay  Qarxii Ka dhacay Aga Gaarka Wasaarada Gaashaandhiga
____________________________________________________________________________

April 09 (QOL)—Inta la xaqiijiyay 6 Qof ayaa ku dhimatay 7 kalena way ku dhaawacmeen oo ay ka mid yihiin Askar ka tirsan Ciidanka Xoogga, sida uu (QOL) u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka oo ku sugan goobta uu Qaraxa ka dhacay.

Sidoo kale Sarkaalkan ayaa inoo sheegay in xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga xilliga uu Qaraxa dhacayay ay ku soo idlaatay xaflad ay xilalka ku kala wareegayeen Taliyahii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Buud iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Gen. Cirfiid.

 

SAWIR QAADE :-NUURADIIN MAXAMAD AXAMAD 

1

2

3

4

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment