1374 Views

Hanti Dhowraha Qaranka” Musuqa waa Dowlad diidnimo”

Hanti Dhowraha Qaranka” Musuqa waa Dowlad diidnimo”
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 9, 2019 | QOL |   –Hanti-dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya, Maxamed Cali Afgooye ayaa sheegay in musuq maasuqa uu dhibaatooyin badan ku yahay dowladnimada Soomaaliya,sida Siyaasadda,Dhaqaalaha iyo howlaha bulshada loo haayo.

 

Isaga oo hadal ka jeedinayey Munaasadda Maalinta la dagaalanka Musuq-Maasuqa ayuu sheegay in la-dagaalanta musuq maasuqa uu yahay calaamada ugu dambeysa ee wadaninimo,isla markaana dadka ku dhiirigelisa dhaqanka dowlad wanaaga.

 

 

 

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya sanadkii la soo dhaafay ay dowladda gelisay sidii ay u bedeli laheyd dib u abuurida xeydaabka shuruucda si loola jaanqaado horumarka saameeyey Qaaradda Afrika.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment