2091 Views

SAWIRO:-Qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa oo ka bilaawday Galgaduud

SAWIRO:-Qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa oo ka bilaawday Galgaduud
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 06, 2020—Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay deegaano hoostaga Magaalada dhuusamareeb ka bilaabeen qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa.

 

Ayaxa ayaa waxaa uu ku degay beero badan oo ku yaalla Gobolka Galgaduud,isaga oo xaalufiyey dalagyo kala duwan oo lagu beeray,sida ay sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

 

Howsha lagula dagaalamayo Ayaxa ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb qaadanaya Duqa degmada Dhuusamareeb Macalim Nuur Cilmi Garre,waxaana fulinaya Shaqaale sigaara loo tababaray.

 

Ayaxa ayaa waxaa uu dhibaato badan ku haayaa Beeraleyda ku nool deegaano ka tirsan Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya, iyada oo dadba sidii ay doonaan ay ula dagaalame

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment