480 Views

Xildhibaan C/raxmaan Cabdishakuur oo qaatay shahaadada Xildhibaanimo

Xildhibaan C/raxmaan Cabdishakuur oo qaatay shahaadada Xildhibaanimo
____________________________________________________________________________



Axad: April 10, 2022

Magaalada Muqdisho maalintii 8-aad Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT waxay ka wadaan Shahaado Siinti Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad.

Xildhibaanada goordhow qaatay shahaadada Xildhibaanimo iyo kaarka aqoonsiga waxaa ay kala yihiin:

1- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga wadajira (HOP#139).

2- Xildhibaan C/samad Macallin Maxamuud (HOP#139)

Dhinaca kale, Guddiga FEIT ayaa shalay shaaciyay tirada Xildhibaanadii ugu badnaa ay guddoonsiiyeen shahaadada waxaana tiradooda ay tahay u dhawaad laba boqol oo Xildhibaan kuwaas oo iskugu jira kuwa Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Qoraalka kasoo baxay Guddiga ee lagu shaaciyay tirada Xildhibaanada qaatay shahaadada Xildhibaanimo ayaa sidaan u dhignaa sidaan:

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post