933 Views

Wafdi ka socda Dowladda oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi ka socda Dowladda oo gaaray Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 19, 2020 –Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa gaaray Wafdi ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yareey.

 

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo horey halkaasi ugu sugnaa iyo Madax ka tirsan Galmudug.

 

 

 

Wafdiga ay hoggaamineyso Guddoomiyaha Gudigga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yareey ayaa waxaa la filayaa inay kulan la qaataan madaxda Galmudug iyo saraakiisha Ciidamada,iyaga oo kala hadli doona howlaha doorashooyinka Soomaaliya.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment