900 Views

Baarlamaanka Jubbaland oo u codeeyey Codsi uga yimid Axmed Madoobe

Baarlamaanka Jubbaland oo u codeeyey Codsi uga yimid Axmed Madoobe
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Khamiis   , March 5 , 2020 —Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland,kaas oo ay cod uga qaadayeen codsi uga yimid Madaxweyne Axmed Madoobe.

 

Xildhibaanada ayaa Cod aqlabiyad leh waxaa ay ku ansixiyeen codsiga Madaxweyne Axmed Madoobe oo ahaa inay muddo kordhin ugu sameeyaan xilliga uu ku soo dhisayo Golahiisa wasiirada Cusub.

 

 

 

Dhammaan Xildhibaanadii soo xaadirtay kulanka ayaa u codeeyay in muddo kordhin la sameeyo mana jirin cid ka aamustay sidaas darteed waxaa halkaas lagu ansixiyay muddo kordhintii uu soo codsaday Madaxweynaha Jubbaland.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment