846 Views

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada a Baydhabo ku qaabilay James Swan iyo Xubno Beesha caalamka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo  Madaxtooyada a Baydhabo ku qaabilay James Swan iyo Xubno Beesha caalamka
____________________________________________________________________________

Khamiis: : September 16, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu  Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey Arimaha Soomaaliya Amb James Swan.

Kulanka Madaxweynaha iyo Saaxiibada Beesha Caalamka inta uu Socday waxaa looga hadlay arrimaha Doorashooyinka, Amniga & sidii loo dardar gelin lahaa Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaliya.

Sidoo kale Amb James Swan ayaa sidoo kale Madaxweyne Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ku amaaney kaalinta dhex dhexaadineed ee uu ka dhex wado Khilaafka Madaxda ugu sareysa dalka si Xasilooni siyaasadeed loo helana, uu sii wado dadaalkiisa xal raadinta.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post