2475 Views

Halka uu marayo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ??

Halka uu marayo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ??
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 11 2019 —Waxaa weli Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ka socda Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada Galmudug,kaas oo dhawaan uu Ra’iisul Wasaare Kheyre ka furay Magaladaas.

 

Guddoomiyaha Guddiga Shirka dib u heshiisiinta Galmudug Dr, Cabdiraxmaan C/llaahi Baadiyow ayaa sheegay in weli shirka uu si caadi ah uga socdo Magalada Dhuusamareeb,isla markaana meel wanagsan uu marayo.

 

Waxaa uu sidoo kale sheegay Dr Baadiyoow in Guddiga ay kulamo kala duwan la qaateen Lix ka mid ah beelaha dega deegaannada Galmudug,isla markaana ay wax ka weeydiinayeen 5 su’aalood oo ku saabsan waxyaabaha ay tabanayaan iyo waxa ka qaldan Maamulka Galmudu

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment