774 Views

Xil-ka-qaadista Trump oo Maanta loo codeynayo

Xil-ka-qaadista Trump oo Maanta loo codeynayo
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 18, 2019 | QOL |   –Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah cod u qaadi doono in ay xilka laga xayuubiyo madaxweyne Donald Trump iyo in kale.

 

Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta Aqalka ee magaalada Washington. D.C ayay dhamaan xubnaha Aqalka Wakiilada cod u qaadi doonaan laba qodob oo dastuuri ah oo ay u kucsanayaan xil-ka-xayuubinta madaxweynaha.

 

 

 

Dalka Mareykanka iyo guud ahaan Caalamka ayaa aad looga hadal hayaa eedeynta loo jeediyey Trump Aqalka wakiilada oo Maanta o codeynaya xilka qaadista Madaxweynaha Mareykanka.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment