987 Views

SAWIRO:-Puntland oo markale fagaare ku gubtey Jaad farabadan

SAWIRO:-Puntland oo markale fagaare ku gubtey Jaad farabadan
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 17 2020– Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa markale waxaa ay guteen jaad (Qaad) ay soo qabteyn Ciidamada,kadib howlgallo qorsheysan oo ay ka sameeyeen Magalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

 

Taliyaha Qeybta Boliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Warbaahinta u sheegay in ay dabar goyn doonaan jaadka soo gala Magaalada Boosaaso ilaa Qofka ugu dambeeya uu joojiyo Jaadka in uu keeno Bosaaso.

 

 

 

Dhowr jeer oo hore ayaa sidaan kale kale Ciidamada Booliska Gobolka Bari ay gubeen jaad farabadan oo lagu soo qabtey howlgallo laga sameeyey deegaannada Gobolka Bari.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment