912 Views

Ciidanka Dowladda oo dhaq dhaqaaqyo ka wada Shabeellaha Hoose

Ciidanka Dowladda oo dhaq dhaqaaqyo ka wada Shabeellaha Hoose
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 23 2020–Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan Ciidan wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose

 

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya guutada 16-aad ee Danab ayaa howlgal shalay kula wareegay  Dhulka xeebta ah ee Degaanada Dhanaane,Gandarshe iyo Jilib Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose.

 

 

 

Taliyaha Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab Gaashaanle Cismaciil Cabdi Maalik  ayaa sheegay in Al-shabaab deegaannada   laga saaray qmmaankooda at yihiin kuwo wanaagsan,isla markaan ay ku sugan yihiin Ciidanka dowladda.

 

Gaashaanle Cismaciil Cabdi Maalik waxa uu sidoo kale sheegay in Ciidamada Kumaandooska ay ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ilaa ay ka saaraan deegaannada Shabeellaha Hoose.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment