975 Views

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Puntland maanta?

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Puntland maanta?
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 14  2020–Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab- maqal iyo muuqaal ah maanta u Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

Shirka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorka Puntland, Xaaladda Covid-19 ee Puntland, Fatahaadii Qardho.

Waxaa sidoo kale looga hadlay Qorshaha Waxbarashadda Puntland ee inta lagu guda jiro xaaladda uu sababay xanuunka Coronavirus.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo dhammaan xubnaha golaha Wasiirada oo ku kala sugnaa xafiisyada iyo xarumahooda kala duwan,

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment