828 Views

Wasiirro ka mid ah Somaliland oo laga helay Covid 19

Wasiirro ka mid ah Somaliland oo laga helay Covid 19
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  June 02, 2020–Laba ka tirsan golaha wasiirrada Somaliland ayaa laga helay cudurka COVID-19 sidda ay xaqiijisay Wasaaradda Caafimaadka.

Sidoo kale waxa jira wasiirro kale oo laga baaray Corona Virus balse laga waayay.

Wasiirka Maalgashiga Somaliland Maxamed Axmed Cawad, ayaa shaaciyay in laga helay cudurka Covid19.

Bartiisa Twitterka qoraal uu soo dhiggay ayuu sheegay in xaaladdiisa Caafimaad fiican tahay.

Somaliland ayaa ka mid ah meelaha uu sida weyn u sameeyay Cudurka Covid 19.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment