777 Views

Faqi oo bartiisa facebooka ku sheegay in Wadaadada wahaabiyada ay duulaan ku yihiin Galmudug.

Faqi oo bartiisa facebooka ku sheegay in Wadaadada wahaabiyada ay duulaan ku yihiin Galmudug.
____________________________________________________________________________


Talaado: October 19, 2021

  Wasiirki hore Amniga Galmudug Ahmed Faqi oo bartiisa facebooka ku sheegay in Wadaadada wahaabiyada ah ay ka shaqeenayaan ayagoo fatwadooda ku dalbadeyn in uu dagaal lagu qaado ahlusunna iyo deeganada Galmudug ay ka degan yihiin, asigoo ku tilmaamay in nidaamka Qoor qoor iyo wadaadadaan ay kusoo beegeyn in ay dagaal ku qaaadan Guriceel Maalinta xuska Mowliidka.

Sidoo kale wuxu sheegay in laga baaqsan karo dagaalka balse ujeedka yahay in loo awood sheegto dadka dega guriceel taasine aysan ku heli doonin magac ama maamul wanaag.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post