837 Views

Wafdi ka socda Kenya oo soo gaaray Hargeysa

Wafdi ka socda Kenya oo soo gaaray Hargeysa
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 2, 2020-Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland waxaa Maanta soo gaaray Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Xildhibaanada laga tirada badan yahay (minority) ee Baarlamaanka Kenya Junet Mohamed.

Ujeedka wafdiga ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay sidii loo loo xoojin lahaa xiriirka u dhexeeya Somaliland iyo dad,dalka Kenya.

Xubnaha Wafdiga ee ka socday Kenya ayaa waxaa ay kulan la qaateen mas’uuliyiinta Xisbiyada muxaafidka iyo mucaaradka Soomaaliland,waxaan at horay kulamo ula qaateen Gudaha Kenya wefdi ka socday Somaliland oo booqday waddankaasi.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post