933 Views

Akhriso:- Magacyada RW Rooble oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Akhriso:- Magacyada RW Rooble oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL October 19|  2020—Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa waxaa uu si rasmi ah ugu dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo maalmihii la soo dhaafay laga sugaysay.

Xubnaha Golaha Wasiirada ee uu Ra’iisul Wasaare Rooble Magacaabay ayaa u badan Xubnihii Golihii Wasiirada Kheyre, waxaana Golaha Wasiirada masoo muuqan oo laga tegay Wasiirada, Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre, Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeyw iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Xersi Warfaa.

Xubnaha ku Cusub Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Xasan Xundubeey Jimcaale iyo Wasiir


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
_____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post