1164 Views

Sawiro:-Wasiir Lutfi Oo Dhuusamareeb Ka Dahaafuray Shir Looga Hadlayay Arrimaha Dastuurka Dalka

Sawiro:-Wasiir Lutfi Oo Dhuusamareeb Ka Dahaafuray Shir Looga Hadlayay Arrimaha Dastuurka Dalka
____________________________________________________________________________


Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –
Wasiir Ku xigeenka Dastuurka mudane Lutfi Sherrif Mohamed iyo wafdigiisa labada Guddi ee ku sugan Dhuusamareeb ayaa maanta kulan wada jir ah kula yeeshay Golaha Xukuumadda, Baarlamaanka iyo bulshada Rayidka Galmudug

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa soo uruurinyaan aragtidooda ku aadan cutubyada Dib u-eegista lagu sameeyay Iyo arrimaha u baahan wada-xaajoodka siyaasadeed iyo kuwa aan u baahneyn si looga qaato aragti mideysan.

Wasaradda Arr Dastuurka Ayaa Mudooyinkaa Danbe Olole Xoogan ugu jirto Sidii ay u qabaya tiri lahayd Dastuurka dalka Iyada oo La Dhagaysanaya Dhagaysanaysa Aragtiyada ay Xanabaarsanyihiin Shacabaka Kunool Gobalada dalka si loo helo Heshii bulsho oo wadar ogol lagu gaaray.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post