690 Views

Shirkadda Youtube oo talaabo adag qaadday

Shirkadda Youtube oo talaabo adag qaadday
____________________________________________________________________________

Arbaco:  25/2022

Shirkadda YouTube ayaa sheegtay in in ka badan 9,000 oo kanaal ah oo ay weheliyaan in ka badan 70,000 oo fiidiyoow ah ka saareen bartooda, tan iyo bishii Febraayo, taa oo lagu yareynayo macluumaadka Ruushka ee la xiriira dagaalka ka socda Ukraine.

Shirkadda ayaa horay u sheegatay in ay ku dhibtootay in ay la socoto tirada akoonnada soo dhiga macluumaadka khaldan.

Horay shirkadaha sida Apple iyo Amazon ayaa joojiyay in Alaabtooda lagu iibiyo gudaha dalka Ruushka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post