813 Views

Taliyaha Sidoonka Taliyaaniga oo Muqdisho kula kulmay Fahad Yasiin!

Taliyaha Sidoonka Taliyaaniga oo Muqdisho kula kulmay Fahad Yasiin!
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November17, 2020 –Taliyaha Ciidamada Nabadsugida & Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin ayaa waxaa uu la kulmay Taliyaha Siradoonka Talyaaniga (AISE) Gen. Giovanni Caravelli oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho.

Qoraal lagu daabacay barta Twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa waxaa lagu sheegay in labada mas’uul ay ka wada hadleen sare u qaadida & xoojinta iskaashiga amni ee labada dhinac.

Xog kale oo dheeraad ah lagama bixin waxyaabaha ay ka wada hadleen Taliyaha Ciidamada Nabadsugida & Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiiniyo Taliyaha Siradoonka Talyaaniga (AISE) Gen. Giovanni Caravelli oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post