804 Views

SAWIRO: Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray xerada Ciidanka CXDS ee Baydhabo

SAWIRO: Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray xerada Ciidanka CXDS ee Baydhabo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si wadajir ah Ukormeerey Xarunta Taliska Qeybta 60aad Ciidanka Xooga Dalka iyo Dugsiga Tawabarka Ciidanka Dowlada UK ee Magaalada Baydhabo.

Taliska ayaa waxaa kusoo dhaweeyay taliyeyaasha xerada, waxaana ra’iisul wasaaraha u la kulmay qaar ka mid ah Ciidanka xerada ku sugan.

Waxaa uu sheegay in uu diyaar u yahay tayeynta Ciidanka xoogga, waxaana uu dowladda UK uga mahadceliyay taageerada ay siiso Ciidanka xoogga dalka.

Ra’iisul wasaaraha ayaa maalintii Saddexad booqasho ku joogga Magaalada Baydhabo.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post