879 Views

Saamayn ka dhalatay kabixitaanka Britain ee Midowga Yurub

Saamayn ka dhalatay kabixitaanka Britain ee Midowga Yurub
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 02, 2021–Dowladda Britain waxa ay maalintii labaad ka maqan tahay Midowga Yurub kaddib markii ay shalay isaga baxday midowgaasi kaas oo ay ku jirtay muddo 47 sanadood ah.

Durbaba waxaa ka bixitaankaas laga dareemay Jamhuuriyadda Ireland oo ah dalka kaliya ee Midowga Yurub ka tirsan oo xad dhanka dhulka ah la leh Britain.

Dhanka kale badeecooyinkii ugu horreeyay ayaa waxa ay ka gudbeen xadka u dhaxeeya Waqooyiga Ireland iyo qeybaha kale ee UK.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post