771 Views

Muslimiinta Mareykanka oo soo dhoweeyay wareegtadii Madaxweyne Joe Biden uu ku qaaday xayiraddii Musliminta..

Muslimiinta Mareykanka oo  soo dhoweeyay wareegtadii Madaxweyne Joe Biden uu ku qaaday xayiraddii Musliminta..
____________________________________________________________________________

Muslimiinta Mareykanka ayaa soo dhoweeyay wareegtadii Madaxweyne Joe Biden uu ku qaaday xayiraddii Madaxweynihii hore Donald Trump uu ku soo rogay dhowr dal oo Muslimiin ah oo ay Somaaliya ku jirto.

Wariyaha VOA Yuni Salim ayaa la hadashay qaar ka mid ah Muslimiinta Mareykanka, waxayna sheegeen in ay soo hawaynayaan arintaas.

Sidoo kale waxay arintaas saamaynaysaa Qaxootiga Somaliyeed ee calamka laga qaadi jiray gaar ahaan Dalka Kenya, waxa uuna sheegay Madaxweyne Joe Biden in uu sanadkaan qaadayo dad gaaraya 125-kun oo qofood oo ka badan intii la qaaday 4 tii Sano ee uu Joogay Trum.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post