951 Views

Saameyn ka dhalatay Shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho

Saameyn ka dhalatay Shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 20 2021–Isku-dhacyadii ka dhacay meelo kamid ah magaalada muqdisho ee dhex-maray Ciidamada dowladda iyo kuwa ilaalada xubno kamid ah Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ka dhashay saameyn kala duwan.

Goobaha ay saameeyeen ayaa waxaa kamid ah Xarumaha Gancsiga ee ku yaal muqdisho, sigaar ah degmada Xamarweyne iyo Goobo kale oo la xiray markii ay rabshadaha bilaawdeen.


xafiiska Wararka Qaranimo Online |
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post