999 Views

Kulankii 3aad oo u dhaxeeya Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo caawa Wali socda..

Kulankii 3aad oo u dhaxeeya Ra’iisul Wasaare  Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo caawa Wali socda..
____________________________________________________________________________

5– Marso, 2021

Kulankii 3aad oo u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka furmay Muqdisho walina caawa socda.

Shirka waxaa kaloo ka qeyb galay Madaxweynaha Hirshabelle, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale.

Sidoo kale Shirka ayaa diiradda lagu saarayaa hirgelinta qodobadii lagu heshiiyay iyo arrimo kale.

 Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post