Wafdi ka socda Jubbland uu Hogaaminayo axmed Madoobe oo ku soo wajahan Muqdisho
8-da Marso 2021 Waxaa lagu wadaa in uu maanta soo gaaro Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed islaam( Axmed madoobe). Wararka aya sheegaya…