1401 Views

Waare oo sheegay in xoog & Ciidamo dalkaan lagu maamuli karin

Waare oo sheegay in xoog & Ciidamo dalkaan lagu maamuli karin
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 23da Maarso, 2021Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligaan dalka iyo shirarka arrimaha doorashooyinka ee dhowr jeer dib u dhacay.

Waare oo wareysi siiyay Warbaahinta Hanoolaato ayaa sheegay in  xiligaan soomaaliya ay kajirto cabsi badan oo la xiriirta wadada ay Soomaaliya ku socoto mid aan aheyn mid sax ah.

Waxaa uu sheegay in la diiday waxkasa oo wada-hadal ah oo xal u noqon lahaa dhibaatoyinka dalka kajira, waxaana uu sheegay in dalkaan aysan ka Shaqeyneyn awood in la adeegsado, isaga oo tusaalo u soo qaatay hoggaamiyeyal dalka soo maray oo ku fashilmay.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post