666 Views

Ontario Canada oo galay wajiga koowaad ee furitaanka kadib xayiraadda COVID-19.

Ontario Canada oo  galay wajiga koowaad ee furitaanka kadib xayiraadda COVID-19.
____________________________________________________________________________

June 12 2021

Guud ahaan gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa shalay oo Jimco aheyd galay wajiga koowaad ee furitaanka magaalooyinka, kaddib muddo bilo ah oo ay gobolkaas saarneyd xayiraadda COVID-19.

Arrintan ayaa suuragalisay in la furo ganacsiyada qaar oo ay kamid yihiin maqaayadaha.

Sidoo kale Gobolka Ontario, waxaa deggan Soomaalida ugu badan ee Canada, kuwaas oo qaarkood ay ku leeyihiinn ganacsiyo kala duwan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post