723 Views

Ruushka oo duqeymo Culus ka fuliyay goobo u dhow Kyiv

Ruushka oo duqeymo Culus ka fuliyay goobo u dhow Kyiv
____________________________________________________________________________

Talaado: March 8, 2022

Ugu yaraan 13 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar dhanka cirka ah oo lagu qaaday warshad rootiga lagu sameeyo oo ku taal magaalada Makariv ee duleedka magaalada Kyiv.

Kooxaha Gargaarka deg dega waxay sheegeen in shan qof laga soo badbaadiyay burburka dhismaha, iyagoo intaa ku daray in ilaa 30 qof la rumaysan yahay inay ku sugnaayeen warshadda ka hor inta aan la weerarin.

Dagaalka uu Ruushka ka wado Ukraine ayaa galay toddobaadkii labbaad, iyada oo aysan weli muuqan xabbad joojin ay gaareen labada dhinac.

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post