1626 Views

Jubbaland oo shaacisay waqtiga uu bilaabanayo imtaxaanka Shahaadiga ah ee Fasal 8-aad

Jubbaland oo shaacisay waqtiga uu bilaabanayo imtaxaanka Shahaadiga ah ee Fasal 8-aad
____________________________________________________________________________

Muqdisho, April 02, 2021–Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Khamiis ah  shaacisay xilliga uu bilaaban doono imtaxaanka shahaadiga ah ee Fasal 8-aad.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in ardeyda la doonayo inay u diyaar garoobaan imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad, kaas oo bilaabanaya 05/06/2021 kuna egyahay 08/06/2021.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad gobaleedka Jubbaland.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post