792 Views

Ciidamada booliska Maraykanka oo gaas u adeegsaday banaanbaxyo ka dhan ah ciidamada booliska ka dhigay magaalada Minneapolis

Ciidamada booliska Maraykanka oo  gaas u  adeegsaday banaanbaxyo ka dhan ah ciidamada booliska ka dhigay magaalada Minneapolis
____________________________________________________________________________

April 12, 2021  |

Ciidamada booliska Maraykanka ayaa gaas ku adeegsaday kala cayrinta dadka banaanbaxyo ka dhan ah ciidamada booliska ka dhigay magaalada Minneapolis

Wararku waxay sheegayaan in ciidamadu ay dadka kala cayrintooda waxaana dibadbaxayadu bilowday kadib markii askari boolis ah uu dilay nin madow ahaa oo 20 sanno jir ahaa

Bandaw ayaa laga dhigay magaalada Minneapolis ayaa bandaw laga dhigay waxaana maamulka magaaladu sheegay in bandawgaas uu dhaqan galayo.

Booliska Minneapolis waxay sheegeen inay xireen askarigii dilka geystay baaritaana ay ku wadaan sida wax u dhaceen

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post