1158 Views

Tirada Tahriibayaashii ku dhintay doonta ku qalibantay xeebaha Jabuuti oo gaaray 42

Tirada Tahriibayaashii ku dhintay doonta ku qalibantay xeebaha Jabuuti oo gaaray 42
____________________________________________________________________________

April 13-4-2021

Wararka ka imaanaya jabuuti oo saacadihii la soo dhaafay ay ku dagtay Doon ay saarnaayeen Tahriibayaal ayaa sheegaya in ay soo kordhayan dadkii ku dhintay Doontaas.

Mas’uuliyiinta dalka Jabuuti waxay sheegeen in tirada ku dhintay doonta ku qalibantay xeebaha dalkaas ay gaartay 40  qof halka lasoo baadbaadiyay 12 qof.

Ciidamada ilaalada xeebaha Jabuuti iyo shaqaale ka tirsan hay’adda IOM ayaa wadaa howlaha lagu baadigoobayo muhaajiriinta.

Sidoo kale Sida ay mas’uuliyiinta sheegeen, doonta waxaa saarnaa ku dhawaad 80 qof oo muhaajiriin ah oo kasoo jeedo dalka Yemen

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post