Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo cafis u fidiyay maxaabiis gaareysa 484 oo ku xirnaa xabsiyada deeganada Somaliland.
April 14-4-2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay maxaabiis gaareysa 484 oo ku xirnaa xabsiyada deeganada Somaliland. Wareegto ka soo baxday…