1404 Views

Puntland oo sheegtay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.

Puntland oo sheegtay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.
____________________________________________________________________________

 April 28-2021

Khudbaddii uu xalay jeediyay madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga falceliyay mucaaradka iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka.

Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Farmaajo ku baaqay aysan tegayn illaa inta ay martiqaad ka helayaan Beesha Caalamka.

Sidoo kale hadalka Puntland ayaa imaanaya Xili siyaasiyiinta Muqdisho gaar ahaan Mucaardka ay aad uga dayrinyaan hadalka farmaajo oo ay ka muujinayaan aaminaad la’aan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post