900 Views

Dowladda Pakistan oo u yeeertay Ambasaddor Rajaa Cali Icjaaz oo ah safiirka Pakistan ee dalka Sacuudiga

Dowladda Pakistan  oo u yeeertay Ambasaddor Rajaa Cali Icjaaz oo ah safiirka Pakistan ee dalka Sacuudiga
____________________________________________________________________________

April 30-2021

Dowladda Pakistan ayaa u yeeertay Ambasaddor Rajaa Cali Icjaaz oo ah safiirka Pakistan ee dalka Sacuudiga si wax looga weydiiyo muwadiniinta Pakistan ee kusugan Sacuudiga oo ka ashtikooday Shaqaalaha Safaarada.

Wasaaradda Arrimaha dibada Pakistan ayaa sheegtay in 6 Diplomaasi sidoo kale ay tagi doonaan Pakistaan kuwaasi oo iyagana wax laga weydiin doono sida foosha xun ee loola dhaqmay Shaqaale ka soo jeeda Pakistan oo iyagu ka xamaasha Sacuudiga.

Sidoo kale Waxaa jira Guddi heer sare ah oo loo xilsaaray in qadiyadaan ay si weyn u baaraan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post