1101 Views

Banaanbaxyo ka dhacay Yurub oo looga soo hor jeedo Xasuuqa Isra’il Xili lagu jiro Xayiraadii Coronavirus

Banaanbaxyo ka dhacay  Yurub oo looga soo hor jeedo Xasuuqa Isra’il Xili lagu jiro Xayiraadii Coronavirus
____________________________________________________________________________

May 15 2021

Meelo kale oo Yurub kamid ah ah, dadku waxay socod ku marayeen waddooyinka iyagoo taageero u muujinaya Falastiiniyiinta.

Magaalada Paris booliska ayaa suunta dadka ka ilmaysisa u adeegsaday dadkii dibedbaxayay sababtoo ah dowladda ayaa mamnuucday wax mudaharad ah iyadooka cabsi qabto in colaado isku bedelan.

Boqolaal qof oo kale ayaa sidoo kale isugu soo baxay jidadka magaalooyin kale, oo ay ku jiraan Lyon iyo Marseille, kuwaas oo si nabadgelyo ah u dhacay.

Magaalada Madrid, dhowr kun oo qof ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada halka caasimada Jarmalka ee magaalada Berlin, dibadbaxayaasha ayaa dhalooyin iyo dhagxaan ku tuuray booliska.

Xayiraadihii Coronavirus ayay dadka mudaharaday jabiyen, taas oo keentay in boolisku kala eryan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post