1038 Views

Madaxweyne Qoor qoor oo Gaalkacyo uga qeybgalay aaska Allaha u naxariistee marxuum Shiikh Cali Dheere

Madaxweyne  Qoor qoor oo Gaalkacyo uga qeybgalay aaska Allaha u naxariistee marxuum Shiikh Cali Dheere
____________________________________________________________________________

May 15 2021

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta magaalada Gaalkacyo uga qeybgalay aaska Allaha u naxariistee marxuum Sheikh Cali Axmed Farax (Shiikh Cali Dheere).

Marxuumka ayaa ahaa samafale maamulayey Xarunta Daryeelka Agoonta ee Gobolka Mudug, waxaana dilkiisa ka xumaaday shacabka magaalada Gaalkacyo, waxaana dilay kooxo hubeysan oo aan gacanta lagu dhigin.

Sidoo kale Qoor qoor oo aaska ka hadlay ayaa sheegay in caddaalada la horkeeni doono dambiilayaashii ka danbeeyey dilkiisa isagoo Bulshada Qeybaheeda kala duwan uga tacsiyeeyay Geeridi ku timid Marxuumka. https://96a649eded0e52538f3bc71dff180bfe.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post