1050 Views

Boris Johnson oo si adag uga hadlay Qaraxii shalay ee Kabul.

Boris Johnson oo si adag uga hadlay Qaraxii shalay ee Kabul.
____________________________________________________________________________

Jimco: August 27, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa si adag uga hadlay Qaraxii shalay ka dhacay Garoonka Kabul oo ay geesteen kooxda daacish.

Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay dad kor u dhaafaya 100 qof oo ay ku jiraan ku dhawaad 15 askari oo Maraykan ah kuwaas oo ah Mareeniska sida gaarka ah u tababaran.

Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson – oo shalay kulan deg deg ah la qaatay saraakiil sare – ayaa sheegay inay sii socon doonaan duullimaadyada daad-gureynta ee UK, waxa uuna meesha ka saaray in qasaaare soo gaaray Ciidamada iyo muwaadiniinta Uk ee jooga Garoonka Kabul Airaport.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post