699 Views

Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuda Falastiin oo dibadbax ku joojiyay shaqada warshad ay leedahay Israel

Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuda Falastiin oo dibadbax  ku joojiyay shaqada warshad ay leedahay Israel
____________________________________________________________________________

May 22 2021

Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuda Falastiin ayaa maalintii saddexaad dibadbax ballaaran ku joojiyay shaqada warshad ay leedahay Israel, taas oo ku taal magaalada Leicester ee waddanka Ingiriiska.

Warshadaan ayaa la sheegay in sameysa hubka iyo qalabka diyaaradaha aan duuliyaha laheyn oo ay israil ku garaacdo shacabka Reer falastiin..

Sidoo kale Dibadbaxayaasha qaar ayaa gudaha u galay warshadda, halka qaarna ay weli saaranyihiin dusha sare ee dhismaha iyagoo watay calanka Falastiin.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post