1065 Views

Gudiga xuquuqda aadanaha ee UK oo oo sheegay in xisbiga haya talada Uk Islaam nacayb ka jirto.

Gudiga  xuquuqda aadanaha ee  UK oo  oo  sheegay in xisbiga haya talada Uk   Islaam nacayb ka jirto.
____________________________________________________________________________

.

May 26 2021

Baaritaan madaxbannaan oo in muddo ah ay wadeen koox ka shaqaysa xuquuqda aadanaha dalka Britain ayaa daraasad ay soo saareen ku sheegay in xisbiga haya talada Britain ay dhexdiisa ka jirto Islaam nacayb.

Professor Swaran Singh oo ahaa guddoomiyihii hore ee sinnaanta iyo xuquuqul insaanka ayaa baaritaankan ku sameeyey 1,418 cabasho oo la xiriira 727 dhacdo oo kala duwan, waxaana dacwooyinka laga soo gudbiyey xisbigaas sannadihii u dhexeeyey 2015 ilaa 2020.

Sidoo kale Xisbigan ayaa la sheegay in uu taageero Dowlada Yuhuuda gaar ahaan Xasuuqa ay ku hayso dadka Reer Falastiin, taasi oo cadayn u ah islaam Nacaybka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post