861 Views

Booliiska Puntland iyo Galmudug oo xalay hawlgal ka fuliyay magaalada Gaalkacyo

Booliiska Puntland iyo Galmudug oo xalay hawlgal  ka fuliyay magaalada Gaalkacyo
____________________________________________________________________________

.

May 27 2021

Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in Booliiska Puntland iyo Galmudug, ayaa xalay hawlgal wadajir ah oo lagu xaqiijinayo Amniga waxay ka fuliyeen magaalada Gaalkacyo.

Ciidanka oo iskaashanaya ayaa hawlgalkaas ka sameeyay xaafado ka tirsan waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha labada dhinac.

Hawlgalka waxa lagu qabtay dad kala duwan oo lagu tuhmayo falal amni-darro ah, kuwaas oo saraakiishu sheegeen in baaritaan lagu samaynayo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post