861 Views

Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo ay maanta booqasho ku tegaya jabuuti

Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo  ay maanta booqasho ku tegaya   jabuuti
____________________________________________________________________________

May 27 2021

Wararka ka imaanaya jabuuti saakay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dalka Masar,Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo  ay maanta booqasho ku tegaya dalka jabuuti, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada Dalkaasi.

Afhayeenka ayaa intaas ku daray in madaxweynaha Masar  Al-siisii uukala hadli doono dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle sida loo xoojin karo xiriirka labda dal gaar ahaan  arrimaha amniga iyo dhaqaalaha.

Labada madaxweyne ayaa sidoo kale ka wada hadli doona horumarka gobalka iyo xaaladda guud ee qaaradda Afrika.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post