1089 Views

Safiirka Soomaaliya ee USA oo la kulmay Safiirka Dalka Urdun ee Maraykanka

Safiirka Soomaaliya ee USA  oo  la kulmay Safiirka Dalka Urdun ee Maraykanka
____________________________________________________________________________

May 27 2021

Safiirka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Dalka Mareykanka Ali Sharif ayaa la kulmay Dina Kawar oo ah Safiirka Dalka Urdun ee halkaasi.

Kulankaan ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee haatan ka jirta dalka Soomaaliya iyo baahida loo qabo in la xoojiyo iskaashiga dhinacyadaasi.

. Intii uu socday kulanaasi waxaa kaloo Safiirka Somaaliya iyo gabadha lagu magaacaabo Dina Kawar ay ka wadahadleen,dib u eegista xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo arrimaha danaha guud ee  heer gobol iyo heer caalami.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post